Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo Rekoodh cusub dhigtay (Daawo Sawirada)

Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha, laguna magacaabo You Jianxia ayaa jebisay Diiwaanka Baarka Timaha Indhaha Caalamka oo ay iyadu horey u haysatay ilaa bishii June 28-dii ee sanadkii 2016-kii.   Haatan waxay dhigtay Rekoodh cusub, iyadoo cabirka Timaha baarka Isheeda uu haatan gaaray 20.5 cm, halkii uu shan sano ka hor baarka isheeda bidix ka … Continue reading Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo Rekoodh cusub dhigtay (Daawo Sawirada)